Aug 2, 2020 16:49
3 yrs ago
16 viewers *
English term

Pragmatics

English to Somali Art/Literary Linguistics
(e.g. grammar, vocabulary, pragmatics)

Erayga "Pragmatics" afsoomaali ahaan muxuu noqon karaa?

Proposed translations

2 hrs
Selected

Xiriirka Luuqadda iyo Deegaanka

2 erayga Pragmatics iyo Pragmatic waa laba eray oo kala duwan oo ay tahay inaad marka hore ay kuu kala caddaadaan. Erayga Pragmatics wuxuu la xiriiraa arrimaha linguistics-ga, halka pragmatic uu yahay eray macnihiisu uu noqon karo "La taaban karo".

Branch of linguistics that is concerned with the relationship of sentences to the environment in which they occur
Something went wrong...
4 KudoZ points awarded for this answer.
+1
13 mins

Waxqabadyo ku salaysan

Pragmatic waa adjective oo singular ah, waa "waxqabad ku salaysan" markay jamac noqotana waa "waxqabadyo ku salaysan".

Nasiib wacan!
Peer comment(s):

agree saleeban
15 days
Something went wrong...
25 mins

Macquul ah

I think you mean "Pragmatic" without S. This is an adjective and there is no direct equivalent in Somali. The closest words to use are "sensible", "reasonable ". Markaa af Soomaali waxaa igula habboon "Macquul ah".

Good luck,
Mike
Something went wrong...
1 day 23 hrs

Maamuus

Asc,

Pragmatics waa hab maamuus loogu talagalay xariirka luuqada.

marka waxaan af soomaali ahaan dhihi karnaa "Maamuus" and hab maamuus
Something went wrong...
101 days

Waxqabat leh

"pragmatic"
Was eray laba macnootle ah kasoo marka lajogugo dhannka barasha luqadaha loo isticmaalo in barashada qaybka mid ah luqada halka macnahankalenloyaqaanonuuyahay waxqabat fican ama waxtarleh sidii qof ama shay isticmaalnbadan kudhaxleh bulsha
Example sentence:

He is a pragmatic person.

Waa qof waxqabatleh/waxtarleh .

Something went wrong...
Term search
  • All of ProZ.com
  • Term search
  • Jobs
  • Forums
  • Multiple search